xaalee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

Wax ama cid danayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaalee

xaalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaalee.

xaal [m.l]
1. Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay. 2. (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo. 3. ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.

xaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
La x.: cid arrin la dhammaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg