xaaluf
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Dhulka engegay ama nabaad-guuray oo daaqii ka dhammaaday.

xaaluf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Dhul daaq ka dhammaasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaluf

xaalufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhul xaaluf ka dhigid.

xaalufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaluf².

xaalufin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaalufi.

balool [m.l]
Dhul xaaluf ah oo aad loo degay.

dilan [m.l]
1. Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay. 2. Dhul mudda badan la daaqaayay oo xaalufay. 3. ld dilmid.

lilan [m.l]
Dhul mudda badan la daaqay oo xaalufay.

qarjaamayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xoolo meel xaaluf ah jooga, dhul xaabid.

xaal [m.l]
1. Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay. 2. (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo. 3. ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.

xaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
La x.: cid arrin la dhammaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg