xaalufi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dhul xaaluf ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaalufi

xaalufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaluf².

xaalufin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaalufi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg