xaalufid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xaaluf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaalufid

xaaluf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Dhulka engegay ama nabaad-guuray oo daaqii ka dhammaaday.

xaaluf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Dhul daaq ka dhammaasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg