xaaluq
(m.l) (-qyo, m.dh)

Orgi caato ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaluq

xaal [m.l]
1. Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay. 2. (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo. 3. ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.

xaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
La x.: cid arrin la dhammaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg