xaano
(m.dh)

ld xaani.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaano

xaani [m.dh]
Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.

tamuux [m.dh]
Carro shawle ah oo aan habaas lahayn sida tan xeebta; xaano; xaani.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg