xaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Wax xaaqid.

xaar
(m.l) (-rar, m.l)

Saxaro.

xaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Xaar dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaar

faajir [m.l] (-riin/-rro, m.dh)
Nin wax diintu xaaraantimaysay sameeya.

faajirad [m.dh]
Naag wax diinta xaaraantimaysay samaysa.

haamanad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Naag naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid yihiin. ld hamaanad. hamaanad

uurxaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.

uurxaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurxaaran. ld uur-xaarnaansho.

uurxaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld uurxaarnaan.

xaaraamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaraamee. ld xaaraan-timayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg