xaaraansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la xaaraameeyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaraansan ↴
xaaraansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaraansan. ld xaa-raansanaansho.
xaaraansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xaaraansanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg