xaarasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaarasho

bislayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Cunto bisayl ka dhigasho. 2. Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.

fiiqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
1. Wax dub ka qaadasho. 2. Wax caarad dhuuban u yeelasho. 3. Meel qashin ka xaarasho.

goobxaarasho [m.f.dh]
eeg goobxaaro. ld goobxaarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg