xaasaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasaami ↴
xaasaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaasaan².
xaasaamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaasaami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg