xaasaan
(m.l) (-ammo, m.dh)Caato; weyd, macluul.
xaasaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Xoolo caatoobid; weydoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasaan ↴
xaasaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaasaan².
xaasaanqabow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Nafley aan aad caato u ahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg