xaasil
(m.l) (-llo, m.dh)Wax la kala jaray inta soo harta; baaqi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasil ↴
xaas [m.l] (-sas, m.l)
1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.
xaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Nafley caato noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg