xaasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Nafley caato noqosho. 2. Qof carruur badan yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasow

xaasoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaasow.

xaas [m.l] (-sas, m.l)
1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.

xaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Nafley caato noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg