xabagbarsho
(m.dh)Malabka awlalka ku jira mid ka mid ah oo shinnidu si gaar ah u samayso; waa miid sida xabagta dhirta qaar-keed u cad oo aan gows iyo wax kale midna dheehin, oo boqoraddeedu cunto. ld xabag-barshe, xabagbarshi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabagbarsho ↴
xabagbarshi [m.dh]
ld xabagbarsho.
barsho [m.dh]
Nooc ka mid ah xanjo oo laga dhaliyo xabagbarsho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg