xabbaar
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Qaybinta la qaybiyo xoolo la soo dhacay.

xabbaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Xoolo la soo dhacay qaybin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbaar ↴

xabbaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg