xabbisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax xabsi la geliyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbisan

xabbisnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbisan. ld xabbis-naansho.

xabbis [m.l] (-syo, m.dh)
Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.

xabbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof xabsi gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg