xuurin
(m.f.dh)eeg xuuri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuurin ↴
suxuurin [m.f.dh]
eeg suxuuri.
xuur [m.l] (-ro, m.l)
1. Inan da'yar. 2. X. ah: yar, aan weyneyn.
xuur [m.dh]
1. Gabar yar oo aan fil weyneyn. 2. Shimbir luqun dheer.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg