xuurtaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld xuurtee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuurtaysii ↴
xiiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiqi.
xuurtaysiin [m.dh]
ld xuurtayn.
xuurtee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg