xuurtood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg xuurtoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuurtood

xiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Xiiq qabsasho; xuurtoodid.

xuurto [m.dh]
Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg