xuux
(m.dh)

“X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuux

xuuxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Carruur wax ku cabsiin.

xuuxin [m.f.dh]
eeg xuuxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg