yaa
(mu.we)Kuma ayaa?, tuma ayaa?
yaa
(e.we)Maxaad tiri? Ku soo celi!
yaa
(Qurub | Diirad, Particle | Focus)ld baa. baa
yaa
(qr.)Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*
Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaa ↴
aabbayaal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal aabbeyaal
baa [qr.dd (nax.)]
Qurub tilmaama halka weerta
ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u
diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma
Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld
aa¹, ayaa, yaa³. aa, ayaa, yaa
ib [m.dh] (-bo, m.l)
1. Dalool yar oo naasaha
caaraddooda ku yaal oo ay caanuhu ka soo
baxaan. 2. Dalool ku yaal xubinta taranka
laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo.
3. Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo
dhurduhu u maro surta.
baabba' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day; -bbi'i)
1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
xaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel yaal mar wada qaadid. 2. Wax wada dhammayn.
xaabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.