yaabi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Ka yaabi: cid yaab ku abuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaabi ↴
yaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaab². ld yaabis². yaab, yaabis
yaabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaabi. ld yaabis(1). yaabi, yaabis
yaabis [m.l]
1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar)
lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin. engegan, yaabin
yaabis [m.dh]
ld yaabid. yaabid
abyan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ka a.: wax aad ula yaabid.
amakaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Si aad ah u yaabid. ld amankaag².
biriiryaabid [m.f.dh]
eeg biriiryow². ld biriiryow¹.
cajab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
La c.: wax la yaabid.
fajac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -jici)
Si aad ah wax ula yaabid.
yaa [mu.we]
Kuma ayaa?, tuma ayaa?
yaa [e.we]
Maxaad tiri? Ku soo celi!
yaa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
yaa [qr.]
Yaan: markii qurubka diidmada 'aan
2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.