yaanbo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo. 2. Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaanbo

yaambo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld yaanbo. yaanbo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg