yaanyo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

(bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaanyo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg