yaaqil
(m.l)

Shilin yar oo markaa ugaxnimadii ka soo baxday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaaqil

yaaq [m.l]
(bot.) Geed dheer oo aad iyo aad u sal iyo jirrid iyo dhex weyn: mayraxdiisa waxaa laga sameeyaa xargo iyo waxyaalo kale; mirihiisu waxay leeyihiin qaabka qulucda, buruq la cunana waa leeyihiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg