yaaquud
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah oo dhawr midab oo kala duwan u sii kala baxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaaquud

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg