yaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yaar². yaar

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaarid

cayaarid [m.f.dh]
eeg cayaar². ld ciyaarid.

ciyaarid [m.dh]
ld cayaarid.

dulcayaarid [m.f.dh]
eeg dulcayaar.

farakacayaarid [m.f.dh]
eeg farakacayaar².

yaar [m.l]
ld jaar(2).

yaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg