yabaal
(m.l)

1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld yabaalid. yabaalid

yabaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Magoolid (geed).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yabaal

yabaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaal². ld yabaal¹ (2). yabaal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg