yabaq
(m.l)

Hadal iyo dhawaaq dad meel durugsan ka yeeraya. ld jabaq¹, yabaaq. jabaq, yabaaq

yabaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bqay, -baqday; -bqi)

Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq². jabaq

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yabaq

yabaaq [m.l]
ld yabaq¹. yabaq

jabaq [m.l]
Shanqar yar. ld yabaq¹.

jabaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bqay, -baqday)
Shanqar yar samayn. ld yabaq².

uugaan [m.l]
1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo.

yabqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaq². ld jabqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg