yabaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tumid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yabaree

yabarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaree. yabaree

yabar [m.dh]
Xoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg