yacayan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-ynaa, -ynayd)

Guri wax yacay la dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yacayan

yacaynaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacayan. ld yacaynaan-sho.

yacay [m.l]
Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol.

yacay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday)
Guri yacay dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg