yacyacood
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Y. ah: miro aan weli bislaan. 2. Y. ah: hilib aan bislaan oo weli dhiiggii leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yacyacood

carmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Weel carmo marin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin. ld carmee.

hafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg