yadan
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-mo/-nno, m.dh)

Biyo fadhiisin yar oo hoos u dheer, qaranka dushooda ku samaysma.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yadan

yad [m.dh]
1. Awood gacan lagu fuliyo. 2. Mulkile. 3. Gacan. ld yed¹.

yad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid ama wax gacan wax ku yeelid. 2. Gacan wax ku dhigid. 3. ld yad 2. U y.: cid wax siin. 4. Ku y.: cid gacan wax ku yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg