yakeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Qof yakoobay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yakeysan

yakeysanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yakeysan. ld yakeysa-naansho.

yakeysanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yakeysanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg