yalaalugo
(m.dh)

ld yalaalug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalaalugo

yalaalug [m.l]
Lallabo. ld yalaalugo.

yalaalugoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof yalaalugo dareemid.

yalaalugood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg yalaalugoo.

yalaalugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof yalaalugo hayso ahaansho.

balaloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku b.: yalaalugo dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg