yalaalugoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Qof yalaalugo dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalaalugoo

yalaalugood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg yalaalugoo.

yalaalug [m.l]
Lallabo. ld yalaalugo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg