yalaalugsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof yalaalugo hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalaalugsan

yalaalugsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yalaalugsan. ld yalaalugsanaansho.

yalaalugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yalaalugsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg