yalax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Y. ah: timo aad u jilicsan. ld ya-leex (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yalax

yaleex [m.l]
1. Dabayl ka kacda miyiga oo cabsigelisa qofka keligiisa socda. 2. ld yalax. Timo dad oo aad u jilicsan, sida yixda.

yal [m.l]
Dabayl qabow oo roobku keeno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg