yamxeeri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Qof xaaladdiisa dhaqaale oo wanaagsan ka been sheegid; wax badan ka dayrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yamxeeri

jaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).

jaawo [m.dh]
1. ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo. 2. Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.

yamxeerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yamxeeri. ld yamxeero.

yamxeero [m.dh]
ld yamxeerin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg