yaqiin
(m.dh)War iwm oo dhabnimadiisa la hubo; xaqiiq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaqiin ↴
yaqiinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaqiinso. ld yaqiinsi.
yaqiinsi [m.l]
ld yaqiinsasho.
yaqiinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
War iwm dhabnimadiisa hubsasho.
cajiib [m.l]
1. C. ah: wax qaabkii dabiiciga ahaa ee lagu yaqiin ka duwan. 2. (e.d) Waa yaab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg