yaqyaqsasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yaqyaqso. ld yaqyaqsi, yaqyaqsood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaqyaqsasho

ufoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Ka siqasho; ka yaqyaqsasho. 2. Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.

yaqyaqsi [m.l]
ld yaqyaqsasho.

yaqyaqsood [m.l]
ld yaqyaqsasho.

ash-ash [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Ka a.: wax dhadhankooda, urtooda ama muuqaalkooda ka yaqyaqsasho.

siqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg