yaqyaqsi
(m.l)ld yaqyaqsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaqyaqsi ↴
yaqyaqsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaqyaqso. ld yaqyaqsi, yaqyaqsood.
yaqyaqsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka y.: cid yaqyaqsi ku dhalin.
yaqyaqsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaqyaqsii.
yaqyaqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof yaqyaqsi dareemid. ld yaqyaqsoo.
diqo [m.dh]
1. Yaqyaqsi. 2. Hilib la shiiday oo suugada lagu daro. 3. Meel dhiriq iyo wasakh badan.
diqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka d.: wax yaqyaqsi leh aad u nicid.
lallabo [m.dh]
1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.