yaqyaqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Qof yaqyaqsi dareemid. ld yaqyaqsoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaqyaqso ↴
yaqyaqsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaqyaqso. ld yaqyaqsi, yaqyaqsood.
yaqyaqsoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld yaqyaqso.
yaqyaqsood [m.l]
ld yaqyaqsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg