yar
(m.l) (-ryar, m.l)Wiil da' yar.
yar
(m.dh) (-ryar, m.l)Gabar da'yar.
yar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd; yaryar)1. Wax da'diisu yartahay ahaansho. 2. Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yar ↴
aabbur [m.l] (-rro, m.dh)
Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.
aabbur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga xirid.
aad [m.dh.fk] (-dyo, m.l)
1. Isku beegnaanta laba meelood ama shay. 2. Badan, si daran.
3. A. yar: ld aayar. aayar
aadyar [m.dh.fk]
eeg aayar. aayar
aagaan [m.l] (-nno, m.l/dh)
Weel yar oo wax lagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo.
aagaan [m.dh] (-aamo, m.l)
Haan yar oo biyaha ama caanaha lagu shubto.
aah [Erey Dareen | Exclamation]
Cod yar oo qof xanuun hayo ka soo baxa. ld ah². ah
aajur [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Jaajuur yaryar oo ka samaysan dhoobo guduudan oo wax lagu dhiso.
ib [m.dh] (-bo, m.l)
1. Dalool yar oo naasaha
caaraddooda ku yaal oo ay caanuhu ka soo
baxaan. 2. Dalool ku yaal xubinta taranka
laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo.
3. Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo
dhurduhu u maro surta.
ubad [m.l]
Dhasha yaryar ee xoolaha iyo dadka.
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.