yaraysasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg yarayso. ld yaraysad, yaraysi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaraysasho ↴
yaraysad [m.l]
ld yaraysasho.
yaraysi [m.l]
ld yaraysasho.
yaryaraysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaryarayso.
farayaraysasho [m.f.dh]
eeg farayarayso. ld farayaraysi.
hawlyaraysasho [m.f.dh]
eeg hawlyarayso. ld hawlyaraysad, hawlyaraysi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg