yaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

1. Qof fal samayntiisa dhimid. 2. Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaree

caad [m.l] (daaw.)
Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.

laancaddaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Xilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, irmaankii xoolaadna caana yareeyeen.

qaalmooti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Neef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.

yarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaree. ld yarays, yaraysiin.

yaraysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld yaree.

yaryaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.

biyo-fududayn [m.dh]
(kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.

caanoqaadad [m.l]
Caano-yaraynta xoolo irmaani caana yareeyaan.

cashi [m.l]
Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.

yar [m.l] (-ryar, m.l)
Wiil da' yar.

yar [m.dh] (-ryar, m.l)
Gabar da'yar.

yar [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd; yaryar)
1. Wax da'diisu yartahay ahaansho. 2. Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg