yarow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-raaday, -raatay)

Wax yaraaday noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yarow

yaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg yarow. ld yaraan².

dhallinyarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhallinyar noqosho.

yar [m.l] (-ryar, m.l)
Wiil da' yar.

yar [m.dh] (-ryar, m.l)
Gabar da'yar.

yar [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-raa, -rayd; yaryar)
1. Wax da'diisu yartahay ahaansho. 2. Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg