yasid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yasid

has [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax yasid. 2. Cid cabsi gelin. 3. Cid nijaaseyn.

khaayir [m.l]
Si yasid iyo jeesjees leh oo cid loo fiiriyo.

khaayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin.

liid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid quursasho; yasid.

mashiiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.

qashaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin. 2. Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.

quurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Qof xaqirid; yasid. 2. Wax saluugid.

siic [m.l]
1. Dhega-adeyg. 2. Dhib ku jirid; rafaadsanaan. 3. Yasid.

xaqir [m.l]
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.

yas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cid wax liita ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg