yasir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

U y.: cid wax qabsoo-middiisa u sahlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yasir

yasirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yasir.

yas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cid wax liita ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg