yatiin
(Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective)

Carruur yaryar oo aabahood dhintay; agoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yatiin

aayatiin [m.l] (-nno, m.dh)
Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg